Wednesday, May 10, 2017

Iftar Programme For Hooyo Charitable Society

waa shaqaalaha bisha ramadaan ka shaqeeya Hooyo Charitable Society ,  Waxay qaabilsan yihiin sameynta Saanbuuska iyo Cashada culus iyo saxuurtaba  waa shaqaale hufan oo aad runtii u karti badan  shaqaalahaan waxaan ugu duceyneynaa in ajar ka siiyo

No comments:

Post a Comment